Hel Lambaro Dalal Kala Duwan Si Fudud

Si fudud u hel lambarro dalal kale ah si aad SMS verification ugu samaysato akoonno cusub — si ammaan ah, degdeg ah, oo la isku halayn karo.

Ka mid noqo

20K+ macaamiil

oo ku qanacsan

Sida ay u shaqeyso

Sidee HelLambar u shaqeeyaa?

Hel lambarrada dalal kala duwan si aad SMS verification ugu sameysato si degdeg ah oo ammaan ah.

Abuur Akoon

Sameyso akoon kadibna gal (login) si aad u bilowdo.

Ku shubo Wallet

Ku dar lacag wallet-ka si aad u iibsatid lambar.

Dalbo Lambar

Dooro service iyo country, kadibna hel OTP-ga.

Adeegyadeena

Adeegyadeenna Xaqiijinta SMS-ka

150+ Dal oo La Taageero

Waxaan ku siinnaa lambaro ka imanaya dalal badan oo caalamka ah, si fududna aad uga samayn karto SMS verification meel kasta

15,000+ Adeegyo & Apps La Taageero

Ku isticmaal lambarradeenna apps caan ah sida WhatsApp, Telegram, Facebook, iyo adeegyo kale oo badan.

Taageero 24/7 Ah

Kooxdayadu mar walba way kuu diyaarsan tahay caawimo — habeen iyo maalinba.

Ka mid noqo 20K+

macaamiil

oo ku qanacsan

Waxaa ku kalsoon in ka badan 20K+ isticmaaleyaal

Aragtida Macaamiisha

Sababta ay Macaamiisheennu noo jecel yihiin

Waxaa nagu kalsoon macaamiil ka kala yimid in ka badan 150 waddan. Halkan ka akhri waxa ay ka yiraahdeen adeeggayaga.

Adeegga HelLambar wuxuu iga caawiyay inaan si degdeg ah u xaqiijiyo akoonno badan anigoon dhib la kulmin. Lambaradu waa kuwo shaqaynaya, waqti badanna waan badbaadiyay. Aad ayaan ugu qanacsanahay.

Ibrahim Musa

UX/UI Designer…

Waxaan raadinayay adeeg fudud oo la isku halayn karo, HelLambar ayaana iga dhigay mid walwal la’aan ku shaqeeya. Waa adeeg casri ah oo si fiican loo habeeyay.

Ayaan Xasan

Graphic Designer

HelLambar wuxuu ii noqday xal muhiim ah marka aan u baahdo SMS verification degdeg ah. Taageerada iyo fudaydka isticmaalka ayaa ah wax aan aad u jeclahay.

Cabdiraxmaan Cali

Digital Marketer

Markii hore waan ka labalabeynayay, balse hadda HelLambar waa adeeg aan mar walba ku tiirsanahay. Way fududahay, wayna ammaan badan tahay.

Maryan Cabdi

Content Creator

Su’aalaha Badanaa La Isweydiiyo (FAQ)

Su’aalo kale ma qabtaa?

Mar walba waan kuu diyaar nahay inaan ku caawinno

Lambarradu ma yihiin SIM dhab ah mise Virtual?

Lambarada HelLambar waa lambarro ku-meelgaar ah (temporary/virtual) oo loogu talagalay helidda SMS xaqiijin (OTP). Looma baahna SIM jireed.

Marka hore isdiiwaangeli ama gal akoonkaaga, dooro waddanka iyo adeegga aad rabto, kadibna iibso lambarka. Koodhka SMS-ka ayaa si toos ah uga soo muuqanaya akoonkaaga.

Lambar kastaa waa isticmaal hal-mar ah, si loo ilaaliyo amniga iyo tayada adeeggayaga.

Haddii koodhku daaho ama iman waayo, waxaad beddeli kartaa lambarka ama la xiriiri kartaa taageerada HelLambar si degdeg ah.

Waxaad ku shuban kartaa akoonkaaga adigoo adeegsanaya EVC Plus ama ZAAD, kadibna isla markiiba ayaad bilaabi kartaa isticmaalka adeegga.

Copyright © 2026 HelLambar